Bogga hore

17. Xafiisyada dowladda ee maamul goboleedyada - Statsforvaltningerne i Danmark

Xafiisyada dowladda ee maamul goboleedyadu waxay ka shaqeeyaan kiisaska la xiriira sida kala tegidda, furriinka, biilka xaaska, lacagta carruurta, masuuliyadda waalidnimada, kiisaska la joogidda carruurta, dhalashada deenishka, macagyada iyo dacwadaha bilaashka ah. Sidoo kale xafiisyada dowladda ee maamul goboleedyadu waxay ka shaqeeyaan kiisaska la xiriira iqaamadda joogista iyo shaqada ayadoo la tixraacayo shuruucda gaarka ah ee EF/EØS.

Bogga: http://www.statsamt.dk/

Xafiiska maamul goboleedka Hovedstaden
Borups Allé 177
2400 København NV
Tel: 7256 7000
E-mail: hovedstaden@statsforvaltning.dk  

Xafiiska maamul goboleedka Sjælland
Dronningensgade 30
4800 Nykøbing F
Tel: 7256 7600
E-mail: sjaelland@statsforvaltning.dk  
 
Xafiiska maamul goboleedka Syddanmark
H.P. Hanssens Gade 42
6200 Aabenraa
Tel: 7256 7900
E-mail: syddanmark@statsforvaltning.dk
 
Xafiiska maamul goboleedka Midtjylland
St. Blichers Vej 6
Postboks 151
6950 Ringkøbing
Tel: 7256 8300
E-mail: midtjylland@statsforvaltning.dk  

Xafiiska maamul goboleedka Nordjylland
Aalborghus Slot
Slotspladsen 1
9000 Aalborg
Tel: 7256 8700
E-mail: nordjylland@statsforvaltning.dk



Casriyeenta ugu dambeeyey: 6/30/2549
Waxaa daabacay: The Ministry of Refugee, Immigration and Integration Affairs
Lamaanayaasha halka laga galo Wasaaradda Qaxootida, Laanta Socdaalka iyo Arrimaha Is-dhexgalka - Laanta Socdaalka Daanishka